Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 16:24-26 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 16:24-26 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Hadalkii wacanu waa sida awlallo shinniyeed oo kale, Nafta wuu u macaan yahay, oo lafahana waa u caafimaad.
25 Waxaa jirta waddo dadka la qumman, Laakiinse dhammaadkeedu waa jidadkii dhimashada.
26 Kii hawshooda gaajadiisuu u hawshoodaa, Waayo, afkiisaa qasba isaga.
MAAHMAAHYADII 16 in Kitaabka Quduuska Ah