Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 16:17-19 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 16:17-19 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Kuwa qumman jidkoodu waa inay sharka ka leexdaan, Kii jidkiisa dhawraa naftiisuu ilaaliyaa.
18 Kibirku wuxuu hor socdaa baabba', Oo madaxweynaanuna waxay hor socotaa dhicid.
19 In kuwa kibirsan booli lala qaybsado Waxaa ka sii wanaagsan in kuwa hooseeya laysla sii hoosaysiiyo.
MAAHMAAHYADII 16 in Kitaabka Quduuska Ah