Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 16:15-18 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 16:15-18 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Nuurka wejiga boqorka nolol baa ku jirta, Oo raallinimadiisuna waa sida daruurta roobka dambe.
16 In xigmad la helaa intee bay ka sii wanaagsan tahay in dahab la helo! In waxgarasho la helaana waa laga doortaa in lacag la helo.
17 Kuwa qumman jidkoodu waa inay sharka ka leexdaan, Kii jidkiisa dhawraa naftiisuu ilaaliyaa.
18 Kibirku wuxuu hor socdaa baabba', Oo madaxweynaanuna waxay hor socotaa dhicid.
MAAHMAAHYADII 16 in Kitaabka Quduuska Ah