Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 15:23-27 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 15:23-27 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Nin wuxuu farxad ka helaa jawaabta afkiisa, Oo eraygii wakhti ku habboon la yidhaahdaana sidee buu u wanaagsan yahay!
24 Jidka noloshu waa u kor kii caqli leh, Si uu uga tago She'oolka hoose.
25 Rabbigu wuu dumin doonaa guriga kuwa kibirka leh, Laakiinse dhulka carmalka xadkiisa wuu adkayn doonaa.
26 Rabbigu fikirrada sharka ah aad buu u karhaa, Laakiinse kuwa daahirkaa hadal wanaagsan bay ku hadlaan.
27 Kan faa'iido u hunguri weynu reerkiisuu dhibaa, Laakiinse kii hadiyadaha necebu wuu noolaan doonaa.
MAAHMAAHYADII 15 in Kitaabka Quduuska Ah