Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 15:22-23 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 15:22-23 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Meeshii aan talo jirin xaajooyinku waa baabba', Laakiinse taliyayaashii badan ayay ku hagaagaan.
23 Nin wuxuu farxad ka helaa jawaabta afkiisa, Oo eraygii wakhti ku habboon la yidhaahdaana sidee buu u wanaagsan yahay!
MAAHMAAHYADII 15 in Kitaabka Quduuska Ah