Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 14:9-12 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 14:9-12 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Nacasyadu dembigay ku majaajiloodaan, Laakiinse kuwa qumman waxaa ku dhex jirta raallinimo.
10 Qalbigu qadhaadhnimadiisuu yaqaan, Oo shisheeyena farxaddiisa lama qaybsado.
11 Guriga kuwa sharka leh waa la afgembiyi doonaa, Laakiinse taambuugga kuwa qummanu waa barwaaqoobi doonaa.
12 Waxaa jirta waddo dadka la hagaagsan, Laakiinse dhammaadkeedu waa waddooyinka dhimashada.
MAAHMAAHYADII 14 in Kitaabka Quduuska Ah