Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 14:32-35 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 14:32-35 in Kitaabka Quduuska Ah

32 Kii shar leh waxaa lagu afgembiyaa sharnimadiisa, Laakiinse kan xaqa ahu rajuu leeyahay markuu dhinto.
33 Xigmaddu waxay taal kii garasho leh qalbigiisa, Laakiinse wixii nacasyada uurkooda ku jiraa waa ismuujiyaa.
34 Xaqnimadu quruun way sarraysiisaa, Laakiinse dembigu waa u ceeb dad kasta.
35 Boqorka raallinimadiisa waxaa leh midiidinkii caqli ku shaqeeya, Laakiinse wuxuu u cadhoon doonaa kii ceeb sameeya.
MAAHMAAHYADII 14 in Kitaabka Quduuska Ah