Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 14:30-31 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 14:30-31 in Kitaabka Quduuska Ah

30 Qalbigii degganu waa nolosha jidhka, Laakiinse hinaaso waa qudhunka lafaha.
31 Kii miskiinka dulmaa wuxuu caayaa Kan sameeyey, Laakiinse kii ka baahan u naxariistaa wuu murweeyaa.
MAAHMAAHYADII 14 in Kitaabka Quduuska Ah