Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 14:29-32 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 14:29-32 in Kitaabka Quduuska Ah

29 Kii cadhada u gaabiyaa waa garasho badan yahay; Laakiinse kii degdeg u cadhoodaa nacasnimuu sarraysiiyaa.
30 Qalbigii degganu waa nolosha jidhka, Laakiinse hinaaso waa qudhunka lafaha.
31 Kii miskiinka dulmaa wuxuu caayaa Kan sameeyey, Laakiinse kii ka baahan u naxariistaa wuu murweeyaa.
32 Kii shar leh waxaa lagu afgembiyaa sharnimadiisa, Laakiinse kan xaqa ahu rajuu leeyahay markuu dhinto.
MAAHMAAHYADII 14 in Kitaabka Quduuska Ah