Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 14:24-27 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 14:24-27 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Kuwa caqliga leh taajkoodu waa maalkooda, Laakiinse nacasyada nacasnimadoodu waa nacasnimo keliya.
25 Markhaatigii run ahu nafuu samatabbixiyaa, Laakiinse kii been sheegaa waa khaayin.
26 Rabbiga ka cabsashadiisu waxay leedahay kalsoonaan xoog leh, Oo carruurtiisuna waxay lahaan doonaan meel ay magangalaan.
27 Rabbiga ka cabsashadiisu waa il nololeed, Si dabinnada dhimashada looga leexdo.
MAAHMAAHYADII 14 in Kitaabka Quduuska Ah