Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 13:21-23 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 13:21-23 in Kitaabka Quduuska Ah

21 Dembilayaasha waxaa eryada shar, Laakiinse kuwa xaqa ah abaal wanaagsan baa loo gudi doonaa.
22 Ninkii wanaagsanu dhaxal buu uga tagaa carruurta carruurtiisa, Oo maalka dembilahana waxaa loo kaydiyaa kuwa xaqa ah.
23 Beerta masaakiinta waxaa ku taal cunto badan, Laakiinse gardarro aawadeed in baa loo baabbi'iyaa.
MAAHMAAHYADII 13 in Kitaabka Quduuska Ah