Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 13:18-20 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 13:18-20 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Caydhnimo iyo ceebba waxaa lahaan doona kii edbinta diida, Laakiinse kii canaanta maqla waa la murwayn doonaa.
19 Wixii la doonayay oo la gaadhay nafta way u macaan tahay, Laakiinse nacasyadu aad bay u karhaan inay sharka ka fogaadaan.
20 Kii kuwa caqliga leh la socdaa, caqli buu yeelan doonaa, Laakiinse kii nacasyada raacaa waa baabbi'i doonaa.
MAAHMAAHYADII 13 in Kitaabka Quduuska Ah