Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 13:14-17 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 13:14-17 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Ninkii caqli leh waxbariddiisu waa il nololeed, In dabinnada dhimashada laga leexdo.
15 Waxgarashadii wanaagsan raalli baa laga noqdaa, Laakiinse jidka khaayinnadu waa xun yahay.
16 Nin kasta oo miyir lahu aqoon buu ku shaqeeyaa, Laakiinse nacasku nacasnimuu fidiyaa.
17 Wargeeyihii shar lahu xumaan buu ku dhex dhacaa, Laakiinse ergadii aamin ahu waa caafimaad.
MAAHMAAHYADII 13 in Kitaabka Quduuska Ah