Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 12:26-28 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 12:26-28 in Kitaabka Quduuska Ah

26 Kan xaqa ahu deriskiisuu hanuuniyaa, Laakiinse kuwa sharka leh jidkoodu wuu ambiyaa iyaga.
27 Ninkii caajis ahu ma dubto wuxuu soo ugaadhsaday, Laakiinse ninkii dadaala maalkiisu waa qaali.
28 Jidka xaqnimada nolol baa taal; Oo waddadeedana dhimasho kuma jirto.
MAAHMAAHYADII 12 in Kitaabka Quduuska Ah