Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 12:18-20 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 12:18-20 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Waxaa jira mid u hadla sida seef wax mudaysa, Laakiinse kan caqliga leh carrabkiisu waa caafimaad.
19 Bushintii runta sheegtaa weligeedba way sii taagnaan doontaa, Laakiinse carrabkii beenta sheegaa daqiiqad buu joogaa.
20 Kuwa sharka ku fikira qalbigooda khiyaanaa ku jirta, Laakiinse taliyayaasha nabaddu farxad bay leeyihiin.
MAAHMAAHYADII 12 in Kitaabka Quduuska Ah