Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 11:20-21 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 11:20-21 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Kuwa qalbigoodu qalloocan yahay Rabbigu aad buu u karhaa; Laakiinse kuwa jidkooda ku qumman wuu ku farxaa.
21 Waxaan aad idiinku xaqiijinayaa inaan kan sharka lahu taqsiirla'aan doonayn. Laakiinse farcanka kuwa xaqa ah waa la samatabbixin doonaa.
MAAHMAAHYADII 11 in Kitaabka Quduuska Ah