Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 8:9-11 in Somali

Help us?

LUUKOS 8:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Markaasaa xertiisii weyddiisay oo ku tidhi, Muxuu yahay masaalkan?
10 Wuxuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyadii Ilaah garataan, kuwa kalese masaallo ayaa loogu sheegaa, si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan.
11 Masaalku waa kan: Abuurku waa ereygii Ilaah.
LUUKOS 8 in Kitaabka Quduuska Ah