Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 8:48-49 in Somali

Help us?

LUUKOS 8:48-49 in Kitaabka Quduuska Ah

48 Kolkaasuu wuxuu iyada ku yidhi, Gabadhoy, rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey ee nabad ku tag.
49 Intuu weli hadlayay, waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid nin ku leh, Gabadhaadii waa dhimatay, ee Macallinka ha dhibin.
LUUKOS 8 in Kitaabka Quduuska Ah