Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 7:20-21 in Somali

Help us?

LUUKOS 7:20-21 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Nimankii goortay u yimaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha ayaa noo soo kaa diray isagoo leh, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa?
21 Saacaddaas qudheeda ayuu dad badan ka bogsiiyey bukaankooda iyo cudurradooda iyo jinniyadooda sharka leh. Indhoolayaal badanna wuxuu ugu roonaaday inay wax arkaan.
LUUKOS 7 in Kitaabka Quduuska Ah