Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 6:5-7 in Somali

Help us?

LUUKOS 6:5-7 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Markaasuu iyagii ku yidhi, Wiilka Aadanahu waa sayidka sabtida.
6 Waxaa sabti kale dhacay inuu sunagogga galay oo wax ku baray; halkaasna waxaa joogay nin gacantiisa midigeed engegnayd.
7 Culimmadii iyo Farrisiintii ayaa fiirinayay inuu sabtida wax bogsiinayo iyo in kale, si ay ugu helaan wax ay ku ashtakeeyaan.
LUUKOS 6 in Kitaabka Quduuska Ah