Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 5:12-13 in Somali

Help us?

LUUKOS 5:12-13 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Goortuu magaalooyinka middood ku jiray, waxaa la arkay nin baras miidhan ah. Isaguna markuu Ciise arkay, wejigiisuu dhulka dhigay oo ka baryay isagoo leh, Sayidow, haddaad doonaysid waad i daahirin kartaa.
13 Oo intuu gacantiisa soo taagay, ayuu taabtay, oo ku yidhi, Waan doonayaa ee daahirsanow. Oo kolkiiba baraskii waa ka baxay.
LUUKOS 5 in Kitaabka Quduuska Ah