Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 4:14-16 in Somali

Help us?

LUUKOS 4:14-16 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Markaasaa Ciise wuxuu xooggii Ruuxa kula noqday Galili, warkiisuna wuxuu gaadhay dhulka ku wareegsan oo dhan.
15 Sunagogyadoodana ayuu wax ku baray, dhammaanna waa la wada ammaanay isaga.
16 Markaasuu wuxuu yimid Naasared oo ahayd meeshuu ku koray, oo maalintii sabtida sida caadadiisu ahayd ayuu sunagogga galay, wuuna istaagay inuu wax akhriyo.
LUUKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah