Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 4:10-13 in Somali

Help us?

LUUKOS 4:10-13 in Kitaabka Quduuska Ah

10 waayo, waa qoran tahay, Malaa'igihiisa ayuu ku amri doonaa inay ku ilaaliyaan,
11 iyo, Inay gacmahooda sare kuugu qabtaan inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin.
12 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Waa la yidhi, Rabbiga Ilaahaaga ah waa inaanad jirrabin.
13 Ibliiskiina markuu jirrabaad walba dhammeeyey ayuu ka tegey intii wakhti ah.
LUUKOS 4 in Kitaabka Quduuska Ah