Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 2:12-13 in Somali

Help us?

LUUKOS 2:12-13 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Oo waxaa calaamo idiin ahaan tan, waxaad heli doontaan ilmo maro ku duudduuban oo ku jiifa qabaal.
13 Dhaqsoba waxaa malaa'igtii la jirtay guuto fara badan oo jannada ka timid, wayna ammaanayeen Ilaah oo lahaayeen,
LUUKOS 2 in Kitaabka Quduuska Ah