Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 24:6-9 in Somali

Help us?

LUUKOS 24:6-9 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Isagu halkan ma joogo, laakiinse waa sara kacay. Xusuusta siduu idiinla hadlay intuu Galili weli joogay,
7 isagoo leh, Wiilka Aadanaha waa in loo gacangeliyo dembilayaasha, oo iskutallaabta lagu qodbo, oo maalinta saddexaad uu soo sara kaco.
8 Markaasay hadalladiisii xusuusteen.
9 Wayna ka soo noqdeen xabaashii, oo waxaas oo dhan ayay u sheegeen koob-iyo-tobankii iyo kuwii kale oo dhan.
LUUKOS 24 in Kitaabka Quduuska Ah