Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 24:25-26 in Somali

Help us?

LUUKOS 24:25-26 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Markaasuu ku yidhi, Nacasyo yahow oo qalbigoodu ka raagay inuu rumaysto wixii nebiyada oo dhammi ay ka hadleen.
26 Masiixa miyaanay waajib ku ahayn inuu waxaas oo dhan ku silco oo uu ammaantiisa galo?
LUUKOS 24 in Kitaabka Quduuska Ah