Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 23:43-44 in Somali

Help us?

LUUKOS 23:43-44 in Kitaabka Quduuska Ah

43 Wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maanta Firdooska ayaad igula jiri doontaa.
44 Haddaba waxay ahayd abbaaraha saacaddii lixaad, dhulka oo dhammuna gudcur buu noqday ilaa saacaddii sagaalaad.
LUUKOS 23 in Kitaabka Quduuska Ah