Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:8-10 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:8-10 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Markaasaa Ciise wuxuu diray Butros iyo Yooxanaa isagoo ku leh, Taga oo Kormaridda inoo soo diyaargareeya aan cunnee.
9 Waxay ku yidhaahdeen, Xaggee baad doonaysaa inaannu ku diyaargarayno?
10 Wuxuu ku yidhi, Bal eega, goortaad magaalada gashaan waxaa idinla kulmi doona nin ashuun biyah sita. Isaga raaca oo ka daba gala guriguu galo.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah