Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:31-33 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:31-33 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Simoonow, Simoonow, ogow, Shayddaanka ayaa ku doonay inuu kuu haadiyo sida sarreen,
32 laakiin waan kuu baryootamay si aanu rumaysadkaagu u baabbi'in, adiguna goortaad hadaysantid walaalaha adkee.
33 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Sayidow, diyaar baan u ahay inaan kuu raaco xabsiga iyo dhimashadaba.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah