Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 22:14-16 in Somali

Help us?

LUUKOS 22:14-16 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Goortii saacaddii timid ayuu fadhiistay, isaga iyo rasuulladiiba.
15 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Aad baan u doonayay inaan cashadan Iidda Kormaridda idinla cuno intaanan xanuunsan.
16 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Mar dambe tan ma cuni doono ilaa ay ku dhammaystiranto boqortooyada Ilaah dhexdeeda.
LUUKOS 22 in Kitaabka Quduuska Ah