Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 20:45-46 in Somali

Help us?

LUUKOS 20:45-46 in Kitaabka Quduuska Ah

45 Dadkii oo dhan oo maqlaya, ayuu xertiisii ku yidhi,
46 Iska jira culimmada oo doonaya inay khamiisyo dhaadheer ku socdaan, oo jecel salaanta suuqa, iyo kursiyada hore oo sunagogyada, iyo meelaha hore oo diyaafadaha,
LUUKOS 20 in Kitaabka Quduuska Ah