Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 20:41-45 in Somali

Help us?

LUUKOS 20:41-45 in Kitaabka Quduuska Ah

41 Wuxuuna ku yidhi, Sidee bay u yidhaahdaan, Masiixu waa ina Daa'uud?
42 Daa'uud qudhiisa ayaa kitaabkii Sabuurrada ku leh, Rabbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso,
43 Ilaa aan cadaawayaashaada cagahaaga hoostooda geliyo.
44 Haddaba Daa'uud ayaa ugu yeedhay Sayid, ee sidee buu wiilkiisa u yahay?
45 Dadkii oo dhan oo maqlaya, ayuu xertiisii ku yidhi,
LUUKOS 20 in Kitaabka Quduuska Ah