Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 1:6-7 in Somali

Help us?

LUUKOS 1:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Labadooduba xaq bay ku ahaayeen Ilaah hortiisa, oo qaynuunnadii iyo xukummadii Rabbiga ayay eedla'aan ku socon jireen.
7 Ilmo ma ay lahayn, waayo, Elisabed madhalays bay ahayd, oo labadooduba way da'weynaayeen.
LUUKOS 1 in Kitaabka Quduuska Ah