Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 1:48-50 in Somali

Help us?

LUUKOS 1:48-50 in Kitaabka Quduuska Ah

48 Waayo, wuxuu eegay hoosaysnimada addoontiisa, Bal eeg, tan iyo hadhow qarniyada oo dhammu waxay iigu yeedhi doonaan tan barakaysan.
49 Waayo, kan xoogga leh ayaa waxyaalo waaweyn ii sameeyey; Magiciisuna waa Quduus,
50 Tan iyo ab ka ab naxariistiisu waxay gaadhaa Kuwa isaga ka cabsada.
LUUKOS 1 in Kitaabka Quduuska Ah