Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 1:19 in Somali

Help us?

LUUKOS 1:19 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Malaa'igtii baa u jawaabtay oo ku tidhi, Anigu waxaan ahay Jibriil oo Ilaah hortiisa istaaga. Waxaa la ii soo diray inaan kula hadlo oo aan warkan wanaagsan kuu keeno.
LUUKOS 1 in Kitaabka Quduuska Ah