Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 19:44 in Somali

Help us?

LUUKOS 19:44 in Kitaabka Quduuska Ah

44 Way ku dumin doonaan, adiga iyo carruurtaada kugu jirta, oo kuguma dayn doonaan dhagax dhagax dul saaran, waayo, waad garan weyday wakhtigii booqashadaada.
LUUKOS 19 in Kitaabka Quduuska Ah