Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 18:28-31 in Somali

Help us?

LUUKOS 18:28-31 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Butros ayaa ku yidhi, Bal eeg, waxayagii ayaannu ka tagnay, waana ku raacnay.
29 Wuxuuna ku yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay. Ma jiro nin boqortooyada Ilaah aawadeed uga tegey guri, ama afo, ama walaalo, ama waalid, ama carruur,
30 oo aan haatan helayn labanlaab badan, wakhtiga imanayana nolosha weligeed ah.
31 Laba-iyo-tobankii ayuu watay oo ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem, oo wax walba oo nebiyadu qoreen ayaa Wiilka Aadanaha u noqon doona.
LUUKOS 18 in Kitaabka Quduuska Ah