Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 17:7-9 in Somali

Help us?

LUUKOS 17:7-9 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Laakiin kiinnee baa leh addoon dhulka jaraya ama adhi jiraya, oo ku odhan doona goortuu beerta ka yimaado, Dhaqso u kaalay oo cunto u fadhiiso?
8 Laakiin miyaanu ku odhan doonin, Diyaari waxaan ku casheeyo, oo gunto, oo ii adeeg intaan wax cunayo oo cabbayo, kolkaa dabadeed ayaad wax cuni oo cabbi?
9 Miyuu addoonkii u mahadnaqayaa, waayo, wuxuu sameeyey wixii la amray?
LUUKOS 17 in Kitaabka Quduuska Ah