Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 17:32-34 in Somali

Help us?

LUUKOS 17:32-34 in Kitaabka Quduuska Ah

32 Naagtii Luud xusuusta.
33 Kan doona inuu naftiisa badbaadiyo waa lumin doonaa, laakiin kan lumiya ayaa badbaadin doona.
34 Waxaan idinku leeyahay, Habeenkaas laba nin ayaa sariir wada joogi doona; mid waa la qaadi doonaa, kan kalena waa laga tegi doonaa.
LUUKOS 17 in Kitaabka Quduuska Ah