Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 16:22-23 in Somali

Help us?

LUUKOS 16:22-23 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Waxaa dhacay inuu miskiinkii dhintay, oo malaa'igahu waxay u qaadeen laabtii Ibraahim. Ninkii hodanka ahaana waa dhintay, waana la aasay.
23 Intuu Haadees ku jiray ayuu indhihiisa kor u qaaday isagoo aad u silcaya; wuxuuna meel fog ka arkay Ibraahim, iyo Laasaros oo laabtiisa ku tiirsan.
LUUKOS 16 in Kitaabka Quduuska Ah