Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 16:11-12 in Somali

Help us?

LUUKOS 16:11-12 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Haddii aydnaan maalka xaqdaran aamin ku ahayn, waxa run ah yaa idinku aaminaya?
12 Haddii aydnaan wixii qof kale leeyahay aamin ku ahayn, yaa idin siinaya wixiinna?
LUUKOS 16 in Kitaabka Quduuska Ah