Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 15:3-6 in Somali

Help us?

LUUKOS 15:3-6 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Markaasuu masaalkan kula hadlay, oo ku yidhi,
4 Ninkiinnee baa tiro ido ah leh, oo middood ka hallowday, aan sagaal iyo sagaashanka cidlada kaga tegin, oo aan tii hallowday ka daba tegin, ilaa uu soo helo?
5 Oo goortuu soo helo, aan garbihiisa saarin, isagoo faraxsan.
6 Oo goortuu guriga yimaado, aan isugu yeedhin saaxiibbadiisa iyo derisyadiisa, isagoo ku leh, Ila farxa, waayo, waxaan helay laxdaydii iga hallowday?
LUUKOS 15 in Kitaabka Quduuska Ah