Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 15:26-28 in Somali

Help us?

LUUKOS 15:26-28 in Kitaabka Quduuska Ah

26 Markaasuu midiidinyada midkood u yeedhay oo weyddiiyey, Waa maxay waxaas?
27 Markaasuu ku yidhi, Walaalkaa ayaa yimid, aabbahaana dibigii yaraa ee la shishleeyey ayuu u gowracay, waayo, ladnaan buu ku helay.
28 Laakiin wuu cadhooday, oo inuu galo ma doonayn, markaasaa aabbihiis soo baxay oo baryay.
LUUKOS 15 in Kitaabka Quduuska Ah