Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 15:22-23 in Somali

Help us?

LUUKOS 15:22-23 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Laakiin aabbihii ayaa addoommadiisii ku yidhi, Dhaqso u soo bixiya khamiiska ugu wanaagsan oo u geliya, kaatunna gacanta u geliya, kabona cagaha u geliya.
23 Dibigii yaraa ee la shishleeyey keena oo gowraca, aynu cunno oo faraxno,
LUUKOS 15 in Kitaabka Quduuska Ah