Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 14:3-6 in Somali

Help us?

LUUKOS 14:3-6 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Markaasaa Ciise u jawaabay oo kuwii sharciga yiqiin iyo Farrisiintii ku yidhi, isagoo leh, Ma xalaal baa in sabtida wax la bogsiiyo, mise maya?
4 Laakiin way aamuseen. Isaguse, intuu ninkii qabtay, ayuu bogsiiyey, markaasuu sii daayay.
5 Wuxuu iyaga ku yidhi, Kiinnee baa leh dameer ama dibi ceel ku dhacay oo aan maalin sabti ah dhaqso uga soo bixinaynin?
6 Wayna uga jawaabi kari waayeen waxyaalahaas.
LUUKOS 14 in Kitaabka Quduuska Ah