Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 14:22-25 in Somali

Help us?

LUUKOS 14:22-25 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Kolkaasaa addoonkii ku yidhi, Sayidow, waxaad amartay waa la yeelay, oo weli meel baa bannaan.
23 Markaasaa sayidkii wuxuu addoonkii ku yidhi, Jidadka iyo wadiiqooyinka oodaha u bax, oo dadka ku qasab inay soo galaan, si uu gurigaygu u buuxsamo.
24 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Nimankaas loo yeedhay midkoodna cashadayda dhadhamin maayo.
25 Waxaa isaga la socday dad badan. Markaasuu u jeestay, oo wuxuu ku yidhi,
LUUKOS 14 in Kitaabka Quduuska Ah