Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 13:8-12 in Somali

Help us?

LUUKOS 13:8-12 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Markaasuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, sannaddanna daa ilaa aan hareerihiisa qodqodo oo aan digeeyo.
9 Dabadeed hadduu midhaysto, wanaag; haddii kalese waad jari doontaa.
10 Maalin sabti ah sunagogyada midkood ayuu wax ku barayay.
11 Oo bal eeg, waxaa joogtay naag siddeed iyo toban sannadood cudur qabtay, wayna isku soo jabnayd, mana ay kari karin inay istoosiso.
12 Ciise goortuu arkay, ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haweentoy, cudurkaaga waad ka furan tahay.
LUUKOS 13 in Kitaabka Quduuska Ah