Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 12:49-50 in Somali

Help us?

LUUKOS 12:49-50 in Kitaabka Quduuska Ah

49 Waxaan u imid inaan dab dhulka ku tuuro, oo maxaan doonayaa hadduu durba shidan yahay?
50 Anigu waxaan leeyahay baabtiis in laygu baabtiisayo oo sidee lay cidhiidhiyey ilaa uu dhammaado!
LUUKOS 12 in Kitaabka Quduuska Ah