Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 12:46-47 in Somali

Help us?

LUUKOS 12:46-47 in Kitaabka Quduuska Ah

46 addoonkaas sayidkiisu wuxuu iman doonaa maalin aanu filayn oo saacad aanu ogayn, oo waa kala jeexi doonaa, oo wuxuu ka dhigi doonaa mid qayb la hela kuwa aan aaminka ahayn.
47 Addoonkaas ogaa doonista sayidkiisa, oo aan diyaargarayn, oo aan yeelin sidii doonistiisu ahayd, wax badan waa la garaaci doonaa.
LUUKOS 12 in Kitaabka Quduuska Ah