Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 12:29-31 in Somali

Help us?

LUUKOS 12:29-31 in Kitaabka Quduuska Ah

29 Ha doondoonina waxaad cuntaan iyo waxaad cabtaan, oo ha shakiyina,
30 waayo, quruumaha dunidu waxaas oo dhan ayay doondoonaan; laakiin Aabbihiin waa og yahay inaad waxaas u baahan tihiin.
31 Laakiin doondoona boqortooyadiisa, oo waxaas oo dhan waa laydiinku dari doonaa.
LUUKOS 12 in Kitaabka Quduuska Ah